Waxa ay Soomaalidu inta badan is weyddiisaa ayna isu sheegaan in
DigilMirifle aan aheyn qowmiyad jirta oo iskeed u taagan, qaarkoodna waxa ayba
aaminsan yihiin in qowmiyaddan DigilMirifle ay gasho Daarood, Hawiye iyo Isaaq,
ee aan qeyb iskeed u taaganba laga heleynin ee seddexdaan qabiilood ee aan soo
sheegnay laga wada helo, islamarkaana ay yihiin uun dad isu wada yimid oo ka
kala tirsan seddexdaas qabiilood oo aan soo sheegnay ee aysan aheyn
DigilMirifle hal qowmiyad keliya.Kuwa fikirka noocaas ah qaba ayaan u sheegeynaa in ay
xaqiiqdu ka fog yihiin ayna heystaan qaladkii aabayaashood ka dhaadiciyey,
ayagoo meel marinaaya fikraddoodii aheyd dhul balaarsi, islamarkaana ay ka
dhigaan DigilMirifle waxaan jirin, ayna yiraahdaan waa uun dad isu tegey.
DigilMirifle waa dad walaalo ah oo dhalay hal odey, ninkii yaqaan wuu yaqaan ee
waxaan halkan ugu faa’ideyneynaa dadka aan aqoon ee si fiican u la soco
sheekada.
Qowmiyadaha ku nool dalka Soomaaliya 60% waa dad isku luqad ah
inkastoo ay leeyihiin lahjado kala duwan, waxaase jirta in 40% la heli karo
luqado kale oo aan aheyn luqadda Soomaaliga sida ay taariikhdu tilmaantay.
Deegaanka ay Soomaalidu maanta deggen tahay waxaa deggenaan
jiray ama ku noolaan jiray dadkii ay ka soo faracmeen qowmiyadaha hadda jooga.
Nabi Ciise (C. S) kadib, ayna aheyd mar ay muddo yar ka
harsaneyd soo diriddii nabi Muxamed (S. C. W) waxaa ay aheyd xiligii ay jireen
jaahiliyadda iyo diintii nabi Ciise(C. S) oo diin Islaam aheyd, walow ay faraha
ka bateen dadkii sanamyada caabudi jiray oo uu fisqigii iyo faajirnimadii ku
badatay, waxaa aad u yaraaday dadkii qumanaa ee wan-wanaagsanaa ee heystay
diintii nabi Ciise (C. S) oo ayaga ahaa dad Muslimiin ah.
Markii dhulka ay buuxisay xumaan iyo fisqi ayna la imaadeen
dadkii intooda badnaa diiman aan xaq aheyn oo aan xag ALLAAH ka imaan oo
baaddil wada ahaa, ayna dadkii badidooda ka yeesheen sanamyo ilaahyo, ayaa uu
ALLAAH soo saaray nabi Muxamed (S. C. W) si looga yeelo dunida mid u hoggaansan
ALLAAH kaliya, markaas ayuu nabi Muxamed (S.C.W) bilaabay inuu fidiyo diintii
loo soo dhiibay ee aheyd diin Islaam ah taasoo fareysa in la caabudo ALLAAH
keliya lagana tago sanamyada ilaah ahaan loo caabudaayo iyo waxyaalaha kalaba
oo laga dhiganaayo ilaahyo, kuwaasoo ilaahyo baaddil ah.
Boqortooyadii Galadi waxa ay qaaday talaabooyin ay ku dar-dar
galineyso xukunkeedaan cusub, waxayna isugu yeertay dhamaan qabaa’iladiii
deegaankaas ku dhowaa si ay ugu soo qeyb galaan xukunkeeda, wixii ka yeelay
baaqeedii waa ay soo dhoweysay, qolooyinkii ka madax adeegeyna waa ay la
dagaalantay ilaa ay ka noqdeen shacab ka tirsan boqortooyada Galadi.
Qolooyinkaas hoos imaan jireyna boqortooyada Galadi waxaa ka mid ahaa:
1} Subuge (waa dadkii boqortooyadii Geledi).
1} Subuge (waa dadkii boqortooyadii Geledi).
2} Maalinle (waxaa soo eryey Abggaal, waxaana ka dhiciyey
boqortooyadii Galadi ka dibna waxa ay ku sii biireen boqortooyadii Geledi).
3} Seddex iyo Sagaal (waa Murunsade, waxa uuna ka mid noqday
shacabkii hoos imaan jiray boqortooyadii Geledi).
4} Ma-liixaan iyo Ma-qalaan (waa Silcis Gurgaate oo ah Hawiye,
waxa uu isna ka mid noqday shacabkii hoos imaan jiray boqortooyadii Geledi)
5} Maana iyo Madarkicis (waa reer Xamarka cad cad, waxa ay
iyagana ka mid noqdeen shacabkii hoos imaan jiray boqortooyadii Geledi)
6} Laba Garre (waa qolooyinka loo yaqaan Tiif iyo Quraanyow,
waxa ay iyagana ka mid noqdeen shacabkii hoos imaan jiray boqortooyadii Geledi)
7} Afar Bogade (waxa ay iyagana ka mid noqdeen shacabkii hoos
imaan jiray boqortooyadii Geledi )
8} Laba Jiilaal iyo Laba Baalcadde (waxa ay iyagana ka mid
noqdeen shacabkii hoos imaan jiray boqortooyadii Geledi).
Waxaa meeshaas ka jiray maamul leh dastuur iyo xeer lagu maamulo
shacabkan aan soo sheegnay, waxeyna ku noolaayeen dhulka uu DigilMirifle
gacanta ku hayeen ilaa uu ka yimaado gumeystihii kaas oo markaas bur-buriyey
maamulkii DigilMirifle, asagoo gumeystaha la kaashaday burburka maamulkaas
burcaddii ka soo horjeedday boqortooyadii Geledi, waxayna ahaan jireen kuwo aan
waxba sameyn karin isticmaarkaas ka hor, ayagoo ka helay isticmaarka gacan
inkastoo uu isagaba ku watay dano gaar ah, kuna fushaday waxa uu rabay.
Taariikhda umadda ku abtirsata DigilMirifle:
Hadaan ka soo bilowno labada wiil ee walaalaha ahaa ee la kala
oran jiray Ciise iyo Cusmaan, labadan wiil waxaa dhalay Axmed oo loogu naaneysi
jiray Hiil, kaas oo ahaa ina Fiqi.Yoonis, Fiqi.Yusuf, Fiqi.Muxamed, Fiqi.
Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciise, F. Muuse, F. Zakariye, Yatiim, Jamalu-diin,
Maxamed, Cabdullahi, Maxamed, Abubakar Al-Siddiiq.
Ciise; Caruurtiisu lama xusin waxaa keliya oo laga xusay Cumar,
sidoo kale caruurta Cumar-na laguma wada xusin qoraaladan, keliya waxaa
caruurtiisa laga xusay Daysan. marka faraca Daysan ma naqaan oo aan ka aheyn
wiilkiisa Digil.
Aw-Digil caruurtiisa waxey ahaayeen todoba, sida taariikhda ay
ku xusan tahay, caruurtii Aw-Digil waxaa la kala yiraahdaa sidan hoos ku qoran:
1} Sheekh Maxamed Digil
2} Maatey (Dabare, Iroole) Digil
3} Cali (Jiiddo) Digil
4} Cumar (Garre) Digil
5} Ciise (Tuni) Digil
6} Cusmaan Digil (Faraciisa waxey ku kala biireen Hariin iyo Dabare, inta kalana waxey deggen yihiin Iimeey ee dalkaas Itoobiya)
2} Maatey (Dabare, Iroole) Digil
3} Cali (Jiiddo) Digil
4} Cumar (Garre) Digil
5} Ciise (Tuni) Digil
6} Cusmaan Digil (Faraciisa waxey ku kala biireen Hariin iyo Dabare, inta kalana waxey deggen yihiin Iimeey ee dalkaas Itoobiya)
7} Dagiin Digil (Faraciisa sidey uwada dhan yihiin waxey deggen
yihiin magaalada Iimeey ee dalkaas Itoobiya)
Caruurta Aw-Digil sidooda ayey yihiin oo aan ula jeedo
tarankooda ma sii fidin, keliya waxaa tarankiisu fiday Sheekh Maxamed, kaas oo
noqday midka tarankiisu aad iyo aad u batay. waxaan hadana guda galeynaa
tarankiisa.
Sheekh Maxamed Digil:
Sheekh Maxamed Digil waxa uu dhalay wiil la yiraahdo Talmadar,
Talmadar-na waxa uu dhalay Kalmuge, Kalmuge-na waxa uu dhalay Sifir, Sifir-na
waxa uu dhalay Reewing(Raxweyn),
Reewing ama Mirifle (Raxweyn) asagana
waxa uu dhalay Maxamed.
Marka hada hadaan isku xirno sida ay isu
dhaleen waxa ay noqoneysaa sidan:
Maxamed Reewing ama Mirifle (Raxweyn),
Sifir, Kalmuge, Talmadar, Sheekh Maxamed Aw-Digil, Deysan, Cumar, Ciise, Axmed,
Fiqi Yoonis, Fiqi Yusuf, Fiqi Muxamed, F. Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciise,
F. Muuse, F. Zakariye, Yatiim, Jamalu-diin, Maxamed, Cabdullahi, Maxamed,
Abubakar Al-Siddiiq.
Intaas waxaan ku joojineynaa halka uu ka
yimid Maxamed Reewing (Raxweyn).
Hadana waxaan u guda galeynaa faraciisa oo ku abtirsada asaga iyo awowgiisa Aw-Digil, weliba faraca Maxamed Reewing ay si gooni ah ugu abtirsada wiilkiisa oo la yiraahdo Mirifle, kaas oo faraciisa ay la mid dhigeen awowgiisa aabaha Mirifle, taas waxaan ula jeedaa waxaa hada la yiraahdaa DigilMirifle, ma xuma in sidaas la yiraahdo, laakiin waxaan meesha laga saari karin in Mirifle uu ka yimid Digil, yahayna awowgiisa lixaad, Mirifluhuna uu ku abtirsado Digil, Digil-kuna uu ku abtirsado Ciise, Ciise-na uu ku abtirsado Maxamed Bin Abuu-Bakar.
Hadana waxaan u guda galeynaa faraciisa oo ku abtirsada asaga iyo awowgiisa Aw-Digil, weliba faraca Maxamed Reewing ay si gooni ah ugu abtirsada wiilkiisa oo la yiraahdo Mirifle, kaas oo faraciisa ay la mid dhigeen awowgiisa aabaha Mirifle, taas waxaan ula jeedaa waxaa hada la yiraahdaa DigilMirifle, ma xuma in sidaas la yiraahdo, laakiin waxaan meesha laga saari karin in Mirifle uu ka yimid Digil, yahayna awowgiisa lixaad, Mirifluhuna uu ku abtirsado Digil, Digil-kuna uu ku abtirsado Ciise, Ciise-na uu ku abtirsado Maxamed Bin Abuu-Bakar.
Hadaba marnaba lama simi karo Digil iyo
Mirifle, lamana oran karo DigilMirifle, waayo waa wiil iyo awowgiis. Kuwa
abtirsiimada DigilMirifle been ka sheegi jirayna waxaan leeyahay kooda sidan ha
u soo saxaano. Hadaan u guda galno faracii Maxamed Reewing (Raxweyn), wuxuuna
dhalay afar wiil oo magacyadoodu la kala yiraahdo
1} Mirifle
2} Caleemo
3} Jambaluul
4} Bagadi (Waxaa sidoo kale loogu wacaa Mucajab)
2} Caleemo
3} Jambaluul
4} Bagadi (Waxaa sidoo kale loogu wacaa Mucajab)
Mirifle iyo Caleemo waa isku hooyo,
hooyadooduna waxaa la oran jiray
Degey Macalin Sabdhowe, waxeyna aheyd Garre.
Degey Macalin Sabdhowe, waxeyna aheyd Garre.
Maxamed Reewing (Raxweyn) xaaskiisa
Dagey Macalin Sabdhowe, markey u dhashay labada wiil ee kala ah Mirifle iyo
Caleemo wey ka geeriyootay waxaa xigsiisan loo siiyey walaasheed, taas oo la
oran jiray Dawran Macalin Sabdhowe oo iyadana u dhashay labada wiil oo la kala
oran jiray Jambaluul iyo Begedi.
Wiilashan afarta ah ee uu dhalay Maxamed
Reewing (Rax weyn) waa walaalo xag aabo ah, xag hooyana waxey isku yihiin ilmo
habreed, waayo labada hooyo ayaa walaalo ahaa waxeyna la dhasheen ama u
dhasheen Garre. Caruurta Maxamed Reewing (Rax weyn) waxaa abti u ah Garre.
Wiilka Jambaluul la yiraahdo faraciisa
waxey ku biireen Shanta Caleemood, kuwaas oo dega Daafeed waxeyna ku
abtirsadaan Digil.
Wiilkii ahaa Begedi faraciisa oo dhan
hada waxaa lagu xisaabaa Digil oo hadda ah todoba qabiilood oona kala yihiin:
Geledi, Begedi, Shanta Caleemood, Tuni,
Garre, Jiiddo iyo Dabare.
Odeygii Aw-Digil waxa uu dhalay oo
kaliya todoba, oo laba ka mid ah mid uu degey Iimey, midna uu ku biiray Hariin
iyo Dabare qeybna ay aadey Iimey, shanta soo hartay mid waa Sheekh Maxamed oo
faraciisa loo yaqaan Reewing (Rax-weyn ama Mirifle), afarta soo harteyna waxey
kala yihiin:
A) Maatay oo Dabare Iroole ah
B) Cali oo Jiiddo ah
C) Ciise oo Garre ah
D) Cusmaan oo Tuni ah
B) Cali oo Jiiddo ah
C) Ciise oo Garre ah
D) Cusmaan oo Tuni ah
Todobada hada la isku yiraahdo Digil
afartaan kore mooyee sedexda kale laba ka mid ah waxaa dhalay Mirifle Sheekh
Maxamed Reewing (Rax weyn), midka kalena waa reer Cumar Diini (Galadi).
Halkan waxaan u maleynaayaa in qof walba
uu fahmi karo sida ay umadan Reer DigilMirifle u wada dhasheen ama isu wada
dhaleen iyo meesha uu nasabkoodu ka soo jeedo. waxaan hadana sii kala
dhig-dhigeynaa faracii Reer Mirifle.
Mirifle, Reewing(Rax weyn), Sifir,
Kalmuge,Talmadar, Sheekh Maxamed, Digil, Deysan,Cumar, Ciise.
Odeyga Mirifle wuxuu dhalay laba wiil oo
la kala yiraahdo
1} Cadde Mirifle
2} Madoobe Mirifle
2} Madoobe Mirifle
A} Cadde Mirifle Maxamed Reewing (Rax weyn)
wuxuu dhalay lix caruur oo lakala yiraahdo
1} Heledi Cadde
2} Yantaaroow Cadde
3} Daawane Cadde
4} Oor labi Cadde
5} Quraabane Cadde
6} Barbaar Cadde
2} Yantaaroow Cadde
3} Daawane Cadde
4} Oor labi Cadde
5} Quraabane Cadde
6} Barbaar Cadde
HELEDI: waxa ay degan yihiin Buur Gigis
oo u dhow Buur Heybe.
YANTAAROOW: waxa ay degenaan jireen “DHAA”
oo ka tirsan gobolka Bakool, ka dibna waxey u soo guureen “HAGARKI MADI GERI”
oo ka tirsan gobolka BAAY.
QURAABANE: waxey degan yihiin
“AW-DHEEGLE” oo ka tirsan gobolka Shabeelada hoose.
BARBAARE: waxa ay degan yihiin degmada
WALA-WEYN “DAAFEED”.
Halkan waxaan ku soo koobney caruurtii
Cadde Mirifle iyo meesha ay ku kala nool yihiin, waxaan hadana guda galeynaa
caruurta uu dhalay Madoobe Mirifle Mahamed Reewing.
Madoobe Mirifle: waxa uu dhalay laba
wiil oo la kala yiraahdo:
1} Ali Eelaay
2} Dhergane
1} Ali Eelaay
2} Dhergane
A} Eelaay Madoobe Mirifle Maxamed
Reewing (Rax weyn): sida la wada ogsoon yahay Eelaay waa kan ugu caansan
caruurtii Ciise, sababtuna waxa ay tahay waxaa u duceeyey Imaamkii la oran
jiray Imaam Sheekh Xaaji Muumin Cabdullaahi oo ku aasan dagmada Buur Hakaba. Waxaa
kaloo taa u dheer ishaaradii Sheekh Xaaraan Ma-daare, taasoo aheyd isaga oo u
soo martiyey ay si wanaagsan u soo dhoweeyeen ayna karaameeyeen, wuxuuna
Sheekhu ku yiri laba mid doorta oo aan idin ku duceeyo.
B} In ay idin dhashaan boqol wiil.
T) Ama boqol rag ah oo wata warmahooda oo adinka idinku soo biira.
T) Ama boqol rag ah oo wata warmahooda oo adinka idinku soo biira.
Eelaay waxey doorteen inuu ugu duceeyo
in boqol rag ah oo warmahooda wata inay ku soo biiraan, marka Eelaay sidaa bey
waxey ku noqdeen Sayidul Qabiil. Waxeyna degen yihiin “Buur Hakaba iyo Baydhaba
agagaarkeeda. Sidaan ku arki doono markaan gaarno Begedi caruurtiisa oo afar
ah, seddex ka mid ah waxa ay ku biireen Eelaay.
B} Dhergane Madoobe Mirifle Maxamed
Reewing( Rax weyn ): waxuu dhalay sideed caruur, laba ka mid ah ayaa waxa ay
noqdeen kuwa tarmay oo iskooda u taagan, lixda kalana waa kuwa aan tarmin oo
waxey ku biireen qabaa’ilada kale. Caruurtii Dhargane Madoobe Mirifle waxa ay
kala yihiin:
1} Hinjinle
2} Hariin
2} Hariin
Lixda kalena waxa ay ku biireen qabiilo
kale waxaana magacyadooda la yiraahdaa:
3} Dhimbile: wuxuu ka mid noqday laf ka
mid ah Hariin
4} Gibili: wuxuu ka mid noqday Disow, ayaga waxa ay u yaqaanaan Habar Gubul.
5} Oor midooli: waxey ka mid noqdeen Eemid
6} Goorbilib: waxey ka mid noqdeen Dabare
7} Han-qaafoow: waxey ka mid noqdeen Reer Dumaal
8} Han-qaasow: waxey ka mid noqdeen Macalin Weyne
4} Gibili: wuxuu ka mid noqday Disow, ayaga waxa ay u yaqaanaan Habar Gubul.
5} Oor midooli: waxey ka mid noqdeen Eemid
6} Goorbilib: waxey ka mid noqdeen Dabare
7} Han-qaafoow: waxey ka mid noqdeen Reer Dumaal
8} Han-qaasow: waxey ka mid noqdeen Macalin Weyne
Labada la kala yiraahdo Hinjinle iyo
Hariin, Hariin ayaa waxa uu noqday mid weli taagan oo wata magaciisa , waxaase
tarmay Hinjinle.
A) Hinjinle Dhergene Madoowe Mirifle
Maxamed Reewing(Rax weyn), caruurtiisa waxey ahaayeen todoba, afar ka mid ah
waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori, todobadana waxaa la kala yiraahdaa:
1} Disoow: asalkiisii hore waxa uu
degenaa “Godowni” oo ka tirsan gobolka Bakool.
2} Qoomaal: waa la mid
3}Eemid: waa la mid
4}Yalali: waa la mid
Afartoodan waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori
2} Qoomaal: waa la mid
3}Eemid: waa la mid
4}Yalali: waa la mid
Afartoodan waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori
5}Haraaw:
6}Bari: macnaha magacan waa Barax, waana yaraanka Hinjinle.
7}Daa’uud: oo aanan xusi karin faraciisa
Caruurtii Hinjinle waxey u kala baxaan afarta la isku yiraahdo Boqol Hori, oo ah kuwa ilaa iyo hada jira oo macruufna ah.
6}Bari: macnaha magacan waa Barax, waana yaraanka Hinjinle.
7}Daa’uud: oo aanan xusi karin faraciisa
Caruurtii Hinjinle waxey u kala baxaan afarta la isku yiraahdo Boqol Hori, oo ah kuwa ilaa iyo hada jira oo macruufna ah.
Haraaw: oo isagana weli jira, tarmayna,
afar wiil oo uu awoowe u yahayna ay caan ku yihiin gudaha DigilMirifle,
afartaas oo la yiraahdo afar Reer Bay, anaga ayaana magacyadooda xusi doono.
Hinjinle duqoobay ayuu isugu yeeray
lixdiisa caruur, waxa uuna ku yiri ha la igu daro gabar, waayo weli jirkeyga
waxaa ku jira xoog yar, caano iyo biyo la isku daray, ALLAAH waxaan ka
rajeynaayaa inuu wax Riga dhigo.
Wiilkiisii Haraaw ayaa gabar u guuriyey,
markiiba waxey u qaaday uur, waxeyna u dhashay wiil, kaasoo loo bixiyey Bari oo
u taagan ama la macno ah barax. Wiilka la yiraahdo Bari caruurtii uu dhalay
waxey qaarkood ku biireen Disoow oo adeerkoodna ahaa, qaarka kalena waxey ku
biireen Leysaan, sidaas ayeyna u qeybsameen ilmihii Bari oo ma noqon qabiil
gaar ah ama iskii u taagan oo magac wata.
Haraaw oo ka mid ahaa wiilashii Hinjile
ayaa wuxuu dhalay laba wiil oo la kala yiraahdo:
1} Lawli
2} Garjeeli.
2} Garjeeli.
A) Garjeeli waxa uu dhalay seddex caruur
ah, kuwaasoo la kala yiraahdo:
1} Garseed
2} Xasan
3} Irir
2} Xasan
3} Irir
A) Garseed wuxuu dhalay afar caruur ah,
kuwaas oo la kala yiraahdo:
1} Macalin weyne
2} Reer Dumaal
3} Jiroon
4} Garwaale Afartan waxaa la isku yiraahdaa afar Reer Baay
2} Reer Dumaal
3} Jiroon
4} Garwaale Afartan waxaa la isku yiraahdaa afar Reer Baay
Hinjinle faraciisa waxaa ka soo baxay
toban qabiil oo waaweyn, kuwaasoo weliba caan ah, lagana yaqaano gudaha
qowmiyadda DigilMirifle, waxeyna kuwaasi kala yihiin:
1} Disow
2} Qoomaal
3} Eemid Afartan waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori
4} Yalal
2} Qoomaal
3} Eemid Afartan waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori
4} Yalal
5} Macalin Weyne
6} Reer Dumaal
7} Jiroon
8} Garwaale Afartana waxaa la yiraahdaa afar Reer Baay
6} Reer Dumaal
7} Jiroon
8} Garwaale Afartana waxaa la yiraahdaa afar Reer Baay
9} Haraaw: oo uu afarta Reer Bay u yahay
awoowe
10} Bari: oo uu ku biiray Disow iyo
Leysaan.
Anigoo intii badneyd soo bandhigay ayaa
waxaan jeclahay hadana inaan si fiican u soo koobo intii ii hartay, anigoo
weliba tusaalooyin ka bixin doono qabiil walba sida ay abtirsiimadiisu tahay
iyo qof walboo DigilMirifle ah meesha uu galayo, iyo weliba si ay ugu cadaato
ama uu u fahmo ruux walba oo buugan akhrisanaaya, waxaana tusaale u soo
qaadaneynaa laba qabiil abtirsiimadooda, kuwaas oo kala ah Jilible iyo Jiroon.
Jilible iyo Jiroon waxay u abtirsanayaan
sidatan, qabaa’ilada kalena la mid:
1} Jilible Ceel qode, Warantable,
Subuge, Dab, Omar Diin (Galadi) Khuduub, Fiqi Cumar, Fiqi Shamsi, Fiqi Maxamed,
F.Yoonis, F.Yusuf, F.Muxamed, F. Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciise, F. Muuse,
F. Zakariye, Yatiim, Jamalu-diin, Maxamed, Cabdullahi, Maxamed, Abubakar
Al-Siddiiq (RALIYA LAAHU CANHU).
2} Jiroon, Garseed, Garjecle, Haraaw,
Hinjinle, Dhergane, Madoobe, Mirifle, Maxamed Reewing (Raxweyn), Sifir,
Kalmuge, Talmadar, Sheekh Max’ed Digil, Daysan,Cumar, Ciise, Axmed, Fiqi
Yoonis, Fiqi Yusuf, Fiqi Muxamed, Fiqi Cumar, F.Yacquub, F.Yaxye, F.Ciise, F.
Muuse, F. Zakariye, Yatiim, Jamalu-diin, Maxamed, Cabdullahi, Maxamed, Abubakar
Al-Siddiiq (RAILYA LAAHU CANHU).
Intaa waa tusaalihii abtirsiimadii
DigilMirifle, qofkii yaqaana wuu yaqaanaa kaan aqoonina sidaa u baro.
Intaa waxaa ku dhamaaday abtirsiimadii
caruurta Max’ed Reewing (Rax-weyn) mid ka mid ah kaas oo ah Mirifle, waxaana
harsan sedexda kale oo la kala yiraahdo Caleemo, Jambaluul iyo Begedi.
A) Caleemo: waxa uu dhalay laba wiil oo
lakala yiraahdo:
1} Kasaanle Weyne
2} Kasaanle Yare
2} Kasaanle Yare
Kasaanle Weyne: magaciisu waa Erdho,
Kasaanle Yarana magaciisu waa Hiifmuge, labadaba hada waxey ka tirsan yihiin
Digil oo si gooni ah waxey ka mid yihiin Shanta Caleemood, waana laba ka mid ah
shantaas qabiilood oo la isku yiraahdo Shanta Caleemood.
Magaca Shanta Caleemoodna waxa uu ka
yimid odeyga la yiraahdo Caleemo Max’ed Reewing (Rax-weyn).
B) Jambaluul: waxa uu dhalay Magalaan
iyo Madi Gesi, waxeyna degaan Daafeed.
C) Begedi: wuxuu dhalay afar wiil oo la
kala yiraahdo.
1} Maxamed
2} Hasan
3} Cali
4} Jibriil
2} Hasan
3} Cali
4} Jibriil
A) Maxamed: Caruurtiisa waxa ay degan
yihiin degmada Aw-Dheegle
Sedexda kalena waxay ku biireen Eelaay
sidaan horeba u soo sheegnay, waxeyna degan yihiin Buur Hakaba.
Hasan iyo Cali caruurtooduna waxa ay
wataan magacii awowgooda Begedi, waxeyna la degan yihiin Waraasili.
Caruurta Jibriilna waxa ay la degan
yihiin Bo’horaad.
Hadaan in yar wax ka iraahdo sababta igu
keliftay inaan qoro abtirsiimada DigilMirifle waxa ay tahay anigoo soo maray
wadamo badan oo aduunka ka mid ah aan ka aheyn Asiya (Asia) iyo Austaraaliya
(Australia), lana soo kulmay dad badan oo DigilMirifle ah, kuwaas oo aan aqoon
abtirsiimadooda taasna ay ugu wacan tahay waaliddiintooda oo aan haba yaraatee
barin abtirsiimadooda, waxaa taasna u sii dheer tashwiish ay ku fureen dadka u
dhashay lahjadda Mahaatiri, tashwiishkaas oo salka ku hayo si ay u kala qeyb-
qeybiyaan DigilMirifle, ka dibna ay dhaxlaan dhulkooda ayagoo iska dhigaayo
iney hal meel ka soo wada jeedaan iskuna abtirsadaan, waxaana taa daliil u ah
anigoo arkay qof Mirifle ah oo aan kula kulmey Waqooyiga Ameerika oo uu
sheeganaayo Daarood.
Waxaan sidoo kale kula kulmay Galbeedka
yurub “West Europa” qof Digil ah, kaasoo aan is wareysaney anagoo weliba ku
wada hadleyno luqadda May-maayga, ruuxaas oo igu yiri anigu ma ihi Rax-weyn,
markaana aan ku iri halkee u kala wadaa DigilMirifle, waxaana ku iri Mirifle
sow caruurtii Digil ma aha? Waxaan kaloo ku iri ayadoo aan Digil la
oran Mirifle ma la oran karaa?. Ninkii wuu gareystay, xiriir ayaana yeelanay,
waana qof aan isku abtirsano, laakiin aan isaga abtirkiisa wax fikrad ah ka
heysan. Aniga hada laba tusaale keliya ayaan soo qaatay ee waxaa ka badan inta
ka xishooneysa iney sheegtaan DigilMirifle, sabatuna waxa ay tahay maba
garanaayaan abtirsiimadooda. Waxaan kuwaasi leeyahay ha xishoonina, idinkaa
dhalad ahee oo la idin yimid, marka ogaada ninka idin yimid baa shaki ku jiree.
Abtirsiimada Mirifle waxaan u kala saareynaa laba qeybood, oo
kala ah meesha uu Mirifle ka yimid iyo faraciisa sida ay kala yihiin ama u
farcameen.
Mirifle: Waxaa dhalay Reewing, Miriflaha waxaa la dhashay seddex
wiil oo la kala yiraahdo Caleemo Reewing, Begedi Reewing iyo Jambaluul Reewing,
Aabihii Reewing waxaa dhalay Sifir, Sifir-na Kalmugi, Kalmugi-na Talmadar,
Talmadar-na waxaa dhalay Shiikh Maxamed.
Shiikh Maxamed oo awoowe afaraad u ah Mirifle am Reewing waxaa
la dhashay lix wiil, waxaana todobadoodaba dhalay odeygii Digil.
Lixda wiil oo Sheekh Maxamed la dhalatay waxaa la kala
yiraahdaa:
1) Ali Digil (Jiiddo)
2) Mataay Digil (Dabare, Iroole)
3) Cumar Digil (Garre)
4) Ciise Digil (Tuni)
2) Mataay Digil (Dabare, Iroole)
3) Cumar Digil (Garre)
4) Ciise Digil (Tuni)
5) Cusmaan Digil (Duub dheere): wuxuu asaga ku biiray Hariin iyo
Dabare
6) Digiin Digil: waxa uu faraciisa oo dhan degan yihiin Iimay, Itoobiya.
6) Digiin Digil: waxa uu faraciisa oo dhan degan yihiin Iimay, Itoobiya.
Odeyga Digil waxa uu ku sii abtirsadaa Ciise, Ciise-na waa
awoowaha labaad ee Digil, waana sidan abtirkiisu:-
Aw Digil, Deysan, Cumar, Ciise, Axmed,
Ciise-na waxa ay wada dhasheen oo ay
isku aabe yihiin Cusmaan, aabahoodna waa Axmed
Inta aan kor ku soo sheegnay waa meesha
uu Mirifle Reewing ka yimid, hadana waxaan wax ka taabaneynaa sida uu Mirifle
Reewing u farcamay, anagoo weliba kala saareyno dadka ay wada dhasheen iyo
ruuxa waalid ahaa iyo ruuxa wiilka ahaa.
Mirifle Reewing waxa uu dhalay laba wiil
oo kala ah Cadde iyo Madoobe.
Cadde Mirifle Reewing waxa uu dhalay lix
wiil oo la kala yiraahdo:
1}Quraabane Cadde
2}Barbaar Cadde
3}Daawane Cadde
4}Qorlabi Cadde
5}Heledi Cadde
6}Yantaar Cadde
2}Barbaar Cadde
3}Daawane Cadde
4}Qorlabi Cadde
5}Heledi Cadde
6}Yantaar Cadde
Madoobe Mirifle Reewing waxa uu dhalay
laba wiil oo la kala yiraahdo:
1}Cali Madoobe (Eelaay)
2}Dhargane Madoobe
2}Dhargane Madoobe
Eelaay iyo Dhargane waxaa adeer u ah
Cadde, waxeyna ilmo adeer ay yihiin caruurta Cadde.
Eelaay-na waaba la yaqaan waa aabihii
Reer Mirifle Reewing.
Dhargane Madoobe waxa uu dhalay asagana
laba wiil oo la kala yiraahdo:
1}Hariin
2}Hinjinle:
1}Hariin
2}Hinjinle:
Labadan wiil waxaa adeer u ah Ali
Eelaay, waxaa kaloo adeer labaad u ah caruurta Cadde sida: Heledi iyo Yantaar.
Hinjinle waxa uu dhalay todoba wiil oo
la kala yiraahdo:
1}Disoow Hinjinle
2}Qoomaal Hinjinle
2}Qoomaal Hinjinle
} Eemid Hinjinle
4}Yalali Hinjinle
5}Haraaw Hinjinle
6}Bari Hinjinle
7}Daa’uud Hinjinle
4}Yalali Hinjinle
5}Haraaw Hinjinle
6}Bari Hinjinle
7}Daa’uud Hinjinle
Bari Hinjinle waa Leysaan Bari,
Daa’uud-na lama hayo faraciisa.
Caruurtan Hinjinle waxaa adeer u ah Hariin, waxaana awoowe u ah Eelaay.
Disoow, Qoomaal, Eemid, Yalali, (Hinjinle) waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori.
Caruurtan Hinjinle waxaa adeer u ah Hariin, waxaana awoowe u ah Eelaay.
Disoow, Qoomaal, Eemid, Yalali, (Hinjinle) waxaa la isku yiraahdaa Boqol Hori.
Haraaw Hinjinle waxa uu dhalay laba wiil
oo la kala yiraahdo Lawli iyo Garjeele, waxaana adeer u ah dhamaan caruurta
Hinjinle oo ah awoowgood Garjeele Haraaw kaas oo uu dhalay sedex wiil oo kala
ah Garseed, Hasan iyo Irir. Wiilashan waxaa awoowe u ah Haraaw, waxaana adeer u
ah Lawli.
Garseed Garjeele Haraaw waxa uu dhalay
afar wiil oo la isku yiraahdo: Afar Reer Baay, waxa ayna kala yihiin:
1) Macalin Weyne
2) Reer Dumaal
3) Jiroon
4) Garwaale.
2) Reer Dumaal
3) Jiroon
4) Garwaale.
Afartan ugu danbeeya ee sil-silsiladda
faricii Sheekh Mahamed Digil ee kala ah Macalin weyne, Reer Dumaal, Jiroon iyo
Garwaale, isla markaana ah kuwa ugu da’da yar waxaa la isku yiraahdaa Afar Reer
Baay.
Reer DigilMirifle waxaan ka soo
sheekeynay meesha ay ku abtirsadaan oo aheyd laba qof, DigilMirifle, qabiilada
qowmiyadda DigilMirifle todobo ka mid ah waxey ku abtirsadaan Cumar Diini oo
ahaa Imaamkii guursaday gabadhii Aw Digil oo la oran jiray Caasha bintu Caleema
Maxamed Digil, inta soo hartayna waxay ku abtirsadaan odeygii Aw Digil oo uuna
dhalay 7 wiil oo laba ka mid ah mid uu degan yahay Iimeey, Itoobiya, meeshaasna
uu ku tarmay ayna tarankiisu ilaa iyo hada degan yihiin, midna faraciisa wuxuu
ku dhex darsamay Hariin iyo Dabare.
Shanta soo hartayna afar ilaa iyo hada
waxaa loo yaqaanaa Digil, midka todobaadna waa kan ay ka faracmeen dadka loo
yaqaan hada Mirifle, qofka ay ka soo faracmeena waxaa la yiraahdaa Sheekh
Maxamed Digil, faraciisuna waan idin soo sharaxay, hadana looma baahno inaan
dib u sharaxo.
Umadda DigilMirifle waxa ay u qeybsameen
laba qeybood, qeyb waxa ay heystaan magacii awoowgood oo ahaa Aw-Digil lana
yiraahdo Reer Digil, qeybta kalena ay qaateen Mirifle oo ahaa wiilkii Reewing,
Reewing-na awowgiisu waaba Sheekh Maxamed Digil.
Qowmiyadda DigilMirifle sidaa ayey
walaalo u yihiin waxeyna ka soo wada jeedaan hal odey waana odeyga Aw-Digil.
“””Kuwa taariikhda beenta ka qora ayaa
iska dhaadhiciyey in ay marin habaabiyaan qowmiyadan DigilMirifle, ayna ahaayeen
kuwii soo dhaweeyey, dejiyeyna dhulkooda. Waxaan leeyahay kan soo fara
gelinaayo abtirka qowmiyaddan DigilMirifle marka hore soo sax taada oo meel isa
soo saar, hadii kale waxaad wadaa “intaan adiga wecel lagu dhihin dadka kale
wecel dheh”, hadaadan isa soo cadeyna anagaa ku caddeyn doona”””.
Waxaan kaloo rabaa in aan sii kala
dhig-dhigo Miriflaha, asagoo u kala baxaaya Sagaal iyo Sideed, sagaalka iyo
sideedana ay ugu kala baxeen sida ay u kala degen yihiin, inta isla degtaaba
loo yaqaan ama ay leedahay magac lagu garto, waxaan arintaa ku bayaaninaynaa
qoraal iyo muujin gaaban si loo wada fahmo.
Hadaan ku horeysiino Sideeda, Sideedu ma
aha Sideed qabiil oo keliya ee magaca uun ayaa sidaa noqday, in badan oo
Soomaalida ka mid ah waxey u fasirteen oo ay ka dhigaan Sideed qabiilood,
hadaba arintu sidaa ma’ahee ee ogow in ayan aheyn sideed qabiilood ee waa sidan
soo socota:
Siddeed:
1) Eelaay
2) Hariin {Sedexdaan waxaa la isku yiraah Sedi Boqol dembi}
3) Helledi
2) Hariin {Sedexdaan waxaa la isku yiraah Sedi Boqol dembi}
3) Helledi
4) Disoow
5) Eemit
6) Qoomaal {Afartaan waxaa la isku yiraah Afarta Boqol Hori}
7) Yalali
5) Eemit
6) Qoomaal {Afartaan waxaa la isku yiraah Afarta Boqol Hori}
7) Yalali
8) Jiroon
9) Garwaali
10) Reer Dumaal
11) Macalin Weyne { Afartaan waxaa la isku yiraah Afarta Reer Baay}
9) Garwaali
10) Reer Dumaal
11) Macalin Weyne { Afartaan waxaa la isku yiraah Afarta Reer Baay}
12) Haraaw
13) Leysaan Lami Harqaan
13) Leysaan Lami Harqaan
14) Waanjal
Asharaaf oo ay ka wada dhaxeyso {Digil
iyo Mirifle}.
Sagaal:
1) Hadami
2) Luwaay {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Baroosili}
2) Luwaay {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Baroosili}
3 ) Jilible
4 ) Geelidle {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Ceelqode}
4 ) Geelidle {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Ceelqode}
5 ) Hubeer
6 ) Yantaar {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Dhaa}
6 ) Yantaar {Labadaan waxaa la isku yiraah Lami Dhaa}
7 ) Gasaar Gude
8 ) Gawaawiing
9 ) Eeyli {Sedexdaan waxaa la isku yiraah Sedi Ganaani}.
8 ) Gawaawiing
9 ) Eeyli {Sedexdaan waxaa la isku yiraah Sedi Ganaani}.
Sidaas ayey kala yihiin Sideed iyo
Sagaal (Mirifle) oo weliba inta isla degtayba magacyo loo bixiyey, waloow ay ku
jiraan kuwo isku aabo ah sida Afar Boqol Hori, Afar Reer Bay, iyo lami
Eel-qodi, Afar Boqol Hori waxaa dhalay Hinjinle, waxaa kaloo la dhashay seddex
wiil oo kale, kuwaas oo aan la degin, seddexda la dhalatayna waa Haraaw, Bari
iyo Daa’ uud. .
Hadaan wax ka sheegno Digil dadka hada
la isku yiraahdo waxey ka koobmaan todoba qabiil oo macruuf ah lana kala yiraahdo:
Shanta Caleemo, Begedi, Geledi, Garre,
Dabare, Jiiddo iyo Tuni.
Todobadan la isku yiraahdo Digil, afar
ka mid ah waxaaba dhalay oo aabe u ah odeyga Aw-Digil.
Sidaan hore u soo sheegnay Aw-Digil
wuxuu dhalay todobo wiil, mid ka mid ah waxaan ku sheegney in uu degey Iimeey,
Itoobiya. Midna uu ku biiray Hariin iyo Dabare, midna uu ahaa Shiikh Maxamed oo
ka farcameen umadda la yiraahdo Mirifle afarta soo hartay waxa ay yihiin:
1) Garre oo magaciisa ahaa Cumar (Garre)
2) Dabare oo magaciisu ahaa Mataay (Dabare, Iroole)
3) Jiiddo oo magaciisu ahaa Cali (Jiiddo)
4) Tuni oo magaciisu ahaa Ciise (Tuni)
2) Dabare oo magaciisu ahaa Mataay (Dabare, Iroole)
3) Jiiddo oo magaciisu ahaa Cali (Jiiddo)
4) Tuni oo magaciisu ahaa Ciise (Tuni)
Sedexdan kale oo hada ku todobada ah waa
faraca Sheekh Maxamed Digil oo la walaalo ah, afartan korena ay isku aabe iyo
hooyaba yihiin, hadase waxey ku biireen qolada loo yaqaano Digil. In kastoo
awoowgooda ay ku abtirsadaan yahay Aw-Digil.Waxaana muujineynaa sida ay u degan
yihiin aan ku biloowno Shanta Caleemo:
1) Shanta Caleemo oo ka kooban shan
qabiil oo kala ah:
Jambaluul
Hiifmuge
Erdhi Intoodaba waxey deggen yihiin Shabeelada hoose gaar ahaan
Barbaare
Hubeer magaalada Daafeed waana beeraley iyo xoolo dhaqato
Hiifmuge
Erdhi Intoodaba waxey deggen yihiin Shabeelada hoose gaar ahaan
Barbaare
Hubeer magaalada Daafeed waana beeraley iyo xoolo dhaqato
2) Mataay oo uu dhalay Dabare iyo Iroole
oo ay degan yihiin Diinsoor iyo Dooy, badankooduna waa beeraley iyo xoolo
dhaqato.
3}Cumar Digil waxa uu dhalay Garre,
garahana wuxuu u kala baxaa labo kuwaas oo kala ah:
A}Tuuf
B}Quraanyoow
B}Quraanyoow
Waana xoolo dhaqato deegaankiisuna waa
shan Garre oo ka tirsan degmada Aw Dheegle iyo degmada Daafeed (Wanle Weyn).
4) Cusmaan Digil caruurtiisa waxa ay ku
faafsan tahay Hariin gudihiisa iyo Dabare, waxaana loo yaqaan Duub ama Duub
Dheere, badanaa caruurta Cusmaan Digil waxa ay dagen yihiin Iimeey oo ku taal
Itoobiya.
5) Digiin Gigil waxa ay dagen yihiin
degmada Iimeey ee Itoobiya, wadankeena gudihiisna maba joogaan qof qof mooyee.
6) Ali Digil waa qolo caan ah oo loo
yaqaan Jiiddo, waxeyna u kala baxaan laba oo kala ah:
a. Sifri
b. Wiji
b. Wiji
Waana dad xoolo dhaqato ah, waxeyna
dhaqdaan lo’da, waxeyna degen yihiin gobolka Shabeelada Hoose, waxeyna caan ku
yihiin cilmiga xidigaha.
7) Ciise Digil waa qolo macruuf ah oo
laga yaqaan dhulka Soomaalida oo dhan, waxaana loo yaqaan Tuni (oo lagu
naaneeso BAAJUUN), waxayna u kala baxdaa shan, shantaasna waxaa loo yaqaan Shan
Gamaas, magacyadooduna waa sidan:
1) Wariili
2) Dacfaraad
3) Daaq-Tiro
4) Gooy-Gaay
5) Hayuubi
2) Dacfaraad
3) Daaq-Tiro
4) Gooy-Gaay
5) Hayuubi
Waxeyna wada degan yihiin degmada
Baraawe, Kismaayo iyo Jubada hoose, Jubada Dhexe oo dhan iyo agagaarkeeda,
waana beeraleey.
Fiiro gaar ah: Caruurta Maxamed Reewing
oo aheyd afar wiil oo ay kala dhaleen laba gabdhood oo walaalo ah, lana kala
oran jiray:
Degey Macalin Sabdhoow
Dawraw Macalin Sabdhoow
Dawraw Macalin Sabdhoow
Maxamed Reewing waxa uu hor guursaday
Degey Macalin Sabdhoow oo u dhashay labada wiil oo lakala yiraahdo:
1) Mirifle Maxamed Reewing
2) Caleemo Maxamed Reewing
2) Caleemo Maxamed Reewing
Labadan wiil hooyadood markey dhimatay,
aabahood wuxuu guursaday gabadhii ka yareyd, taasoo labadaa wiil u aheyd habar
yar, lana oran jiray Dawraw Macalin Sabdhoow, taasoo Maxamed Reewing xigsiisan
ahaan loogu
Post a Comment