Maxaa Cusub Maanta

Maqaalo/Articles

Wareysiyo

English News

14.4.14

BARO MAAH MAAHYADA LUQADA MAAY MAAY

Lama lugaad meelo mal isla dhakow.

Unug adoola afki guulado ololshey leyi.

Geed baar nagadow bahiidisa lakase.

Waalagii key wali nuugiya oga waraapy roor madeeraw.

Abuur deered agalka kiin kajaroy.

Sa duba nuugi dehanaan mey taawiyow.

Dhuus lan dharaamanga lataawiye.

Aha kiin dhalny iy iriy asareedby makoo nahaayang.

Eel biirleh eeya laka saaniye.

Dhubudkoo ka dilo dhunjiskoo maka dilow.

Buuyow banaana warka buura ka dheegi.

Eeb lang wiinga ariirna dhaaysa sheewu.

Habka ada ang aany an ka ufurtoy.

Qalpy ku fad Quraan mey ka baradow.

Marta ley kooyti usku dhaaftiba tumang iy lamadey galaanji kase.

Mas madagaa luku dhowe.

Dareer daab maleh.

3 COMMENTS


 
Copyright © 2013 - 2014 Gurmad Media
Sameyntii Shabakada Caalamiga Ah Ee Busnews.