Sidaan lawada socono waxaa baryahan danbe ka socda baadhitaano lagu baadhiyo cida ka danbeysay qaraxyadan ka soo cusboonaadey dalka Kenya gaar ahaan magaalo xeebeedka Mombasa iyo caasimada dalkaasi Nairobi oo cabsi xoogan la soo daristey jahliyada soomliyeed ee ku nool dalkaasi cagojugleyn iyo jidhdil ay u gaystaan booliska dalkaasi maalmihii u danbeeyey waxaad moodaa in la beegsado ganacsatada somaliyeed ee ganacsiyada waaweyn ku leh dalkaasi Kenya Gaar ahaan Nairobi Islii waxa dill lala beegsadey oo ay dablay hubaysani ku dileen Nairobi ganacsade somaliyeed mantana waxa jeelasha Kenya buux dhaafiyey Somali tiro badan oo loo haysto ama looga shiki san yahay qarax yadan ka soo cusboonaadey dalka Kenya dawlada ayaa iyadu wax talaabo cad aan ka qaadin tacadiyada lagu hayo shacabka soomaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya.
Shacabka soomaliyeed waxaa kal oo kala soo darista dalka Kenya boob,dill,bililiqo iyo cago juglayn ay u gaystaan booliska dalkaasi Kenya oo soo bar tilmaamsada goobaha ay ku badan yihiin ama ay dagan yihiin shacabka magan galyada u jooga dalka Kenya ,sobobaha ay ku dageen shacabka soomaliyeed ayaa arinta u weyni tahay burburkii ay burburtey dawladii dhexe ee Somalia 1991 taasi oo keentey inay umada soomaliyeed qax iyo dhimasho u horseedey dawlad la,aantii wakhtigaasi taas oo dalalka jaarka ah ay qaxooti u galeen si ay uga badbaadaan dagaalada ka socdey dalka wakhtigaasi ka dilaacey Somalia shacabka somaliyeed eek u dhaqnaa wakhtigan dalalka jaarka ah ayaa isla markiiba waxey ka bilaabeen ganacsiyo kuwaas oo isku badalay ganacsato waaweyn oo ku dayasho mudan dalkaasina ku faaiidey fikirka ay ku soo kor dhiyeen dadka somalida ah ee daganaa dalkaasi Kenya si kastaba ha ahaate iyana waxay sidaas si lamid ah u dagan yihiin oo ay ka muuqdaan dalalka Uganda iyo Ethiopia ku was oo wax carqalad ah aanay kala kulmin shacabka soomaliyeed ee dagan dalalkaasi lakiin waxa is weydiin mudan cadaawada intan leeg ee dalka Kenya u hayo somalida la dagan taas oo noqoneysa mid aan lagu farxin oo maalimba nin la beegsan doono dilalkan lagula kacayo ganacsada somaliyeed eek u nool dalka Kenya ayaa keeni karta inay sii siyaado hadaba waxaan shacabka somaliyeed ee dagan dalka Kenya la socod siinaynaa inay si dhakhso ah uga soo baxaan dalkaasi Kenya oo noqdey kawaan lagu qalo umada somaliyeed boorama ayaa ah meel aad u jawi dagan muda badana lagu soo baro kacey ilaa hada ay dagen yihiin qaar ka mid ah shacab.
magaalada muqdisho kuwaas oo ka soo baro kacey dagaaladii u dheexeeyey Alshabab iyo Dawlada shacabka reer awdal ayaa lagu yaqaan dad aad u soo dhaweeya walaalahooda somaliyeed oo iyagu iskugu mid u yihiin dhamaan umadda somaliyeed meelkasta oo ay joogaan cidii cabsi ka haysaa in ay tagaan muqdisho borama ayaa idiin diyaara walaalayaal ma adkaysan karayno wax yaabaha la idin kula kacayo manta ayay ahayd markii booliska Kenya garoonka diyaaradaha oo sikugu keenay dad lagu qiyaasey tiradooda 1000 qof oo la soo tarxiilayo ilaa Somalia aad baan uga xunahay dadkaas laga gardaran yahay ee hantidoodii la baabiinayo ganacsada ku nool Nairobi waxan faraynaa in ay iskaga soo guuraan dalkaasi oo ay ganacasigooda u soo raraan dalkooda hooyo ee sida xorta ah ugu noolaan karaan.

Alla Mahad leh
Qalinkii : Abdirashiid Omer Yousuf
Abdirashiid1982@gmail.com