Afogi Action Council waxaa uu Shacabka reer Afgooye ee ku nool
dalka dibadiisa iyo gudahiisaba ugu baaqayaa in ey kasoo qeyb galaan kulan Deg
Deg ah oo dhici doona maalinta sabtiga taariiqdsuna tahay7/12/2013Saacaduna tahay.
10:00am Mnpls
11:00 Toronto time
16:00pm London Time
18:00pm Muqdisho time
18:00pm Jiddah time
19:00 Dubai time
11:00 Toronto time
16:00pm London Time
18:00pm Muqdisho time
18:00pm Jiddah time
19:00 Dubai time
Kulanka
waxaa diirada lagu saari doonaa dagaalada kasoo cusboonaadey degmada afgooye oo
ey isku heystaa dadka deegaanka u dhashey iyo kooxaha xooga ku heysta.
Kulantya waxaa kasoo geli kartaa Qadka telfoonka meel walba oo aad dunida ka joogto telfoonka aad soo tiigsaneysana waa1-218-548-1429ka dibna waxaad gelineysaa afarta number si aad uga qeyb qaadato3238.
Hadaba balantu waa sabtida soo socota iyo saacadaha aan kor kusoo xusney.

Post a Comment