Waxaa
jira guul u soo hoooyatay qowmiyadda Koonfur Galbeed Soomaaliya sida ku cad reporka xogayaha Guud ee
Qaramadda midoobay. Waa markii ugu horeeysay ee aduunka ictiraafo jiritaanka
Golaha Guurtidda ee DM.
Hadaba
sida ku cad qodobka 6aad ee reporka uu gudbiyay Hogayaha Guud Ee Qaramadda
Midoobay Mr Ban Kin- Moon. Waxaa uu ku cadeeyay reporkiisa 5 qodob oo aad
muhiim ugu ah qowmiyadda waana sidaan:
1-
In OdayaashaKoonfur Galbeed Soomaaliyala aqoonsaday jiritaankooda iyo awoodooda ay u leeyihiin
maslaxadda guud eeKoonfur Galbeed Soomaaliya.
2-
Inaysan Raali ka ahayn dhismaha Jubaland oo ay doonayaan inay
dhistaan maamulKoonfur Galbeed Soomaaliyaka kooban 6 gobol.
3- In lagala tashan shirkii Addis ababa oo lagu
saxiixay heshiiskii Jubalnad, tasoo ay dareemeen sharaf dhac.
4- Waxay kaloo reporkaan muujinaaa in qowmiyadda
DM ay ka mideeysan yihiin go'aanka odayasha iyo dhismaha 6 gobol eeKoonfur Galbeed Soomaaliya.
5- Waxay kaloo reporkiisa muujineeyaa in gogosha
Baydhabo aysan ahayn kaliya DM, oo ay u dhan yihiin dadka degaankaKoonfur Galbeed Soomaaliyaoo dhan.
Taas awgeed, reporkaan waxaa uu sheegayaa hadii ay
jiraan dad aaminsan 3 gbol aysan ahayn kuwa ka turjimaayo rabitaanka shacab waynahaKoonfur Galbeed Soomaaliya.
Waxaan halkaan ugu habbalyaynayaa odayaasha
dhaqanka Qowmiyadaha degaKoonfur Galbeed Soomaaliyainay gareen in aduunka uu maanta dareemo
cabashadooda.
Waxaa reporkaan loo gudbiyay sida ku cad warqadaan Dowladaha
waaweyn ee xubnaha ka ah Golaha Joogtadda ee Qaramada midoonay sida, USA,
France, England, China, Rusia iyo 16 dal ee sanadkaan ku leh kuraasta UN
Security Council.
6.On 31
August, in the town of Baidoa (Bay), the Council of Traditional Elders from the Digil and Mirifle
clans issued a statement in which it described the AddisAbaba agreement as
unconstitutional and claimed that it did not take intoconsideration the
aspirations of the community.
The statement reflected the widelyshared perception among
the Digil and Mirifle populations that they had not beenadequately represented in
the Addis Ababa negotiations. This was followed by afour-day conference in
Baidoa, organized by the Council, which began on18 September and brought
together the Speaker of the Federal Parliament,Mohamed Sheikh Osman
Jawari, parliamentarians, clan and religious leaders,regional and district
authorities, civil society and members of the diaspora.
In theresulting communiqué, the
conference participants reiterated the Council’s rejectionof the Addis Ababa
agreement and called, instead, for a conference to establish asix-region federal state
comprising the six southern regions of Somalia, includingJuba Hoose, Juba Dhexe and
Gedo. In the following weeks, the Council engaged inoutreach aimed at gaining
the support of leaders of other clans in the six regions.

Post a Comment