Maxaa Cusub Maanta

Maqaalo/Articles

Wareysiyo

English News

16.4.14

maxaa cusub

http://crottt.blogspot.com/
waxaa qorey saxibkeyna towfiiq
Bulshadii soomalaaay:
Maxaa runta uga baqdaan: Beenta ugu dhirataan: Balaayo intaad dhigtaan: beydkiina intaad gubtaan: Bognaha aad is wada jartaan: Hadana u baroortaan:
Adoo wadankena bilan: Barwaaqiyo nabadu taal: Beriga qeyraadka liyo:
Badaba wax udoonan kara: Baladka shisheeye iyo:
maxaa kenya idin baday Oo: aad uga bahan tihiin:
Muxuu gaal biija qaba: Policeka islii fadhiya:
Adiga ku baadaya:
Ba, a iyo hooga cabsida: Bandow lagu raafiyo;
Maxaa rooroor ku baday: Hadaad muqdishiyo afgooye: mubarak iyo Awdheegle bariire iyo shalambod: degnaan laheyd bertaada falan laheed: ama baraawe iyo marka: badaada kherkeeda kaguran laheyd: Hadaad xoolaheena badan laheyd Hantida bar kuyeelan laheyd: Bilaahi anaa huwee: sidaan uma kala ba,a deen: Nimaan asba beri qadeyn:
Bogiisana beer ka xigin:
Bariis kama tuuksateen: Dalkaagii oo bur buray:
Adaa sida baaniyaal:
Baarliin dhul kuyeshayoo: Baloogyo kataganaayoo:
Maal kaaga banaan dhigee: Bodowda keenyee qaatani: Bagay kuu raafayaan:
Adaa laaluushaka baray: / By # towba alfeeri!
 
Copyright © 2013 - 2014 Gurmad Media
Sameyntii Shabakada Caalamiga Ah Ee Busnews.